Xariir yahay maankii
Baad xadoo xubigaan
Kuu qabaa xadki dhaafo
Xarfaha magacagaan
Meelku xardhoo x2

Adaa xalanay qalbiga
Xasladoo xowliga wad-
Naha xiisaha kordhiyoo
Dhaman xub nahayga
Xadreeya dartaa x2

Markaan ku xushaad
Xiskii hanatoo xasilay
Goortaan xabsaay ku
Helee x2

Qorshee xasilay aniguye
Qorshee xalaasha qorshe
Qorshee qorshee qorshee
X2

Qorshee xamdiyay aniguye
Qorshee xalaasha qorshe
Qorshee qorshee qorshee
X2

Sidii xaraf diina kuu
Xafidoo laab kuu xaadh-
An baa xag kale diidee
Xulkii dunidaay xiahood
Badnidaa

Xoreesatay maanka kuu
Xiranoo xususta madaayo
Xashaa allee adaan xidig-
Yahay dadkaba ku xushe
X2

Markaan ku xushaad
Xiskii hanatoo xasilay
Goortaan xabsaay ku
Helee x2

Qorshee xamdiyay aniguye
Qorshee xalaasha qorshe
Qorshee qorshee qorshee
X2

Qorshee xasilay aniguye
Qorshee xalaasha qorshe
Qorshee qorshee qorshee
X2

Exit mobile version