Maba ka daalaayo
Doon doonistaadee
X2

Dartaabaan duurkan
Usoo dar daree x2

Da'yar intii dunidaan
Joogto adigaan kaa
Doortayee x2

Ha idiidinee danaa
Ihaaysoo x2

Idarajee dookheena
Adkee damiir xumo
Dhaafee dacad adaan
Kuu ahayee x2

Miyaa la igu kaadirayee
Dabcigii ma haaysidee
X2

Darsigii cishqigeena
Darustiis ha daayacine
X2

Da'yar intii dunidaan
Joogto adigaan kaa
Doortayee x2

Ha idiidinee danaa
Ihaaysoo x2

Idarajee dookheena
Adkee damiir xumo
Dhaafee dacad adaan
Kuu ahayee x2

Exit mobile version