VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indheergarad - Lyrics

kugu idhi ye inan yohow adaa i oof wareemoo jacaylkaan wareemoo jacaylkaan abuurniyo ma iloobin wacadkii waa amar illaahay anoo aadmi kuu jecel inaan kala irdhawnee arin keeniyo maqan hadii aad ogaan lahayd sidaan adiga ku ahay kalgacaylkan awgaa inaan kuu il daranahay in dheer garad hadaad tahay macaan imad ilowden
Queue is empty
-- / --