VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Indheergarad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nadar mohamed
Indheergarad

kugu idhi ye inan yohow adaa i oof wareemoo
jacaylkaan wareemoo jacaylkaan abuurniyo
ma iloobin wacadkii
waa amar illaahay anoo aadmi kuu jecel
inaan kala irdhawnee arin keeniyo maqan
hadii aad ogaan lahayd sidaan adiga ku ahay
kalgacaylkan awgaa inaan kuu il daranahay
in dheer garad hadaad tahay macaan imad
ilowden

codkii Nadar mohamed