abidkeey lamaaan guran
gogaalaysi lama gelin
godol caashaq lama jilin
nin caruur la garashaaa

gob hanweeyna oo xula
gafka lalama doontee
bal isgaabi inanyahoow
geestaaa geestaa u yara beeyr

mar haddaadan garan kerin
guul ka gaarin caashaqa
naftan weey ku gooysee
iska eeg bajaaajada

gein qura umaan bogin
nuxurkiisu ima gelin
gargaar caashaq uma fidin
wiil gafuurku saan yahay

gondahaaga sheekada
goob kastaba aan dhaafeeyn
gohaad laguma raadshee
waaa looba gooyaaaaa

mar haddaadan garan kerin
guul ka gaarin caashaqa
naftan weey ku gooysee
iska eeg bajaaajada,

Exit mobile version