yarkan ujeclaa sidhaba
ku dhaadan jiraa tahee
yarkii dheef laaan ibadey
iidiidey alla dhuunigaa tahee
kolkuu kugu dhacey jaceyl
ayuu igu dhasheydareen
kolkuu dheeliga ku badey
soo nadareey kulaman dhutin
anoo dhafar iyo xanuun
dharaare dartaa uliitey
halkaan dhaymo ka filayey
ayaad dhinaceyga dhaaftey
markaad dhiilada la jiiftey
ana dhaban kaan hayee
ma dhacdey intuu horey
kuu dhaawacey caashaqu
ku dhowrtay ana ku dhowrtay
ku eegta dhaayahaku eegta
kuunugul dhagaha kuu nugul
jecel dhawaqaaga jecel
udhow nafta adaa udhow
nadareey dhigeed k xiga
raacey adaa dhiigaraacey
dhago dhuuxiyo nafteyda
kunugul dhexdooda ku nugul
ku nugul dhexdooda naftee
kuu dhiibee xaqiiqso
inaad idhibtaan uheestee
gartey dhamow inaan kuleyahy

Exit mobile version