VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Aabo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nadiira Nayruus
Aabo

Maxaad ii dhago nuglaatay
Dhismaha nolosheyda kaabtay
Dhalaanimo igu daryeeshay
Maxaad dhabanka ii salaaxdey

Maxaad ii dhago nuglaatay
Dhismaha nolosheyda kaabtay
Dhalaanimo igu daryeeshay
Maxaad dhabanka ii salaaxdey

Dhabtaada maxaan ku seexday
Maxaad dhabarka igu qaaday
Maxaan dheeftaada quutay
Maxaan lafahaaga dhuuxay

Dhabtaada maxaan ku seexday
Maxaad dhabarka igu qaaday
Maxaan dheeftaada quutay
Maxaan lafahaaga dhuuxay

Dhiigaaga maxaan ku naaxey
Maxaad dhaxam iga dugsiisey
Maxaad damac iga hadhaysay
Maxaad dhay igu durduurtay
Oo si aan si aan si aaan
Si aan dhakhso ugu badhaadho

Dhiigaaga maxaan ku naaxey
Maxaan dhaxam iga dugsiisey
Maxaad damac iga hadhaysay
Maxaad dhay igu durduurtay
Si aan si aan si aaan
Si aan dhakhso ugu badhaadho

Dhibaato maxaad u jiidhey
Markii aan dhaadanaayey
Dhaqaaqaayeen istaagey
Maxaad dhaxay tilmaamtay

Dhibaato maxaad u jiidhey
Markii aan dhaadanaayey
Dhaqaaqaayeen istaagey
Maxaad dhaxay tilmaamtay

Maxaad dhaqan igu anqarisay
Waxbarashada inaan dhameeyo
Maxaad igu dhinac istaagtey
Waxaan qeyrkay ku dhaafo
Maxaad igu dhiiri galisay

Maxaad dhaqan igu anqarisay
Waxbarashada inaan dhameeyo
Maxaad igu dhinac istaagtey
Waxaan qeyrkay ku dhaafo
Maxaad igu dhiiri galisay

Maxaad aabo aabo i dhawrtay
Maxaad ii dhabar adaygtay
Maxaad door sugaysay waayo
Adoo dhooldhoolintayda
Dhamays tir dhaayahayga
Inuu dheeliyo u diidan

Maxaad aabow aabow i dhawrtay
Maxaad ii dhabar adaygtay
Maxaad dhowr sugaysay waayo
Adoo dhooldhoolintayda
Dhamays tir dhaayahayga
Inuu dheeliyo u diidan

Haday tamartii dhamaatey
Dhamaatey
Dhaayaha aragii yaraaday
Yaraadey
Inaan ku dhadhaamiyoo
Dhaqaalaad mudantahoo
Xaqaagu dhamaan maayo
aabow aloow dambigaaga dhaaf
aabow aloow dambigaaga dhaaf

Haday tamartii dhamaatey
Dhamaatey

codkii Nadiira Nayruus