hadaan kuwaayo sheegto
wixii ka jira kuu cadeeyo
xogtiisa wadnaha kusiiyo
oo aan adiga kuu waramoo
waxaad qabta iyo dhibkaaga
bal waayahe aan dhageyste
xogtaada isii walaal
anaa ku wanaajinaayee
tan waa aan dhaweyn
naftayda adaa ku weyn
xagaagaa la ii wataaa
jaceyl weeraraa ihelay
codkaagu wuu itaabtay
inaan ku dareemo waa gar
waxbaan ka aqaan jaceylka
ee ma ihi wax ma garatadisa

waayeel baad tahay jaceyle
nolosha kaalay ila wadaag
farxada adigaa wateeee
wax garad caashaq baad tahee
nolosha waan kula wadaagii
wax walba adigu ii ahow
adigu aniga ii ahow

Exit mobile version