jacaylka wanaagsani
intuu waxyahayga jilaya
wadnaha iyo laabta degay

naftayda waraabiyay
gabdhaha tii igu wacnayde
samaha la wadaagayay

wanaag badaney yartii
wehelka ii noqon lahayd
hadaan waayayo on hayn
nasiibka meel ka sugi

Exit mobile version