anigoo gabadhoo
gayaankay buuxa
garnaqaanta guursaday
iimaan garaabine

taladiyo wada gorfayntii
hadba godol dheceeni
godoban tirsanayaa

gefku aniga iga galay
isagaa ku gabanoo
god madow la geli
ana geesi waan heli
gacaloo i jeceloo
gacmahiisa igu sida

aqli garsho wacaano
gacaladii ku dheertiyo
geesiban u hasy tay
geyiga ka caane

waxse noqday gabahii
gefka guul u haystoo
garaad fiican an qabin

gefku aniga iga galay
isagaa ku gabanoo
god madow la geli
ana geesi waan heli
gacaloo i jeceloo
gacmahiisa igu sida

Exit mobile version