waxad la caweyn karta
qofaad ku caloolsantahe
codaan kaagi ahaeyn
dhaguhu ma ciseynayan

cabirka dookha taho
gayankii aan curtaba
caynkii adigon kala
kaa dooranayo cindigu
cid kale iga yeeli waa

jaceylka cajiibka badan
cibaariyo yaabka badan
naftani caal hayse
qalbigaaga calanka sida
sideen kaaga cuudiya

aktaada qofkii ku culus
aa xiskaagu ma caasiye
aa xiskiisay caadi dhaha
ala dibnuhu ku celcelinaya

hadaan ciladaha jaceylka
lahayn dawo laga cabaa
amase cashar loo tufeyn
dan weeye calaacasha

jaceylka cajiibka badan
cibaariyo yaabka badan
naftani caal hayse
qalbigaaga calanka sida
sideen kaaga cuudiya

Exit mobile version