Dadku kala qurxoonee
Qaar baa xumaha jecel
Ka qasaayoo qabyalada
Belo ku qaba oo x2

Naftaan qaybsanay anagu
Qofkii ka xumow adigu
Dhexdeena khilaaf yimada
Ka quuso midaa kaquuso
X2

Macaan qofna hayga raacin
Macaan qarash ha iga dooran
Qoyskaan ahay ha igu nicinoo
Macaan qolo ha igu dooran
Qayrkay ha iijabin macaan
X2

Macaan qofna kaama raaco
Macaan kharash kama dorto
Qoyskaa tahay anaa ku faana
Macaan qolo kuguma doorto
Qayrkaa kuuma jabiyo qaali
X2

Exit mobile version