hadaad ruux dareenkiyo dabci aad wadaag taan haduu yahay mid diranoo dookahana kaliitoo hadal uu dabooliyo dabubaha qadhaadh buu dawadiisa moodaa x2

hubsiimuu ilaawaa sida haatuf kiibuu aa orod haw yidhaah daa hayluhuu xidhaabaan
hanad doora moodee ileen waa habeen dama x2

haasaawahagiyo hohey barashadadii mid habowday weeyaan hawo caafimaad baan kuu heestee aniguye waxad tahay huq iyo ciil x2

anaa kuu han qaarmoo hoosiiska beenta leh xadhko aan laheen hiirtaanyo jiifoo
hawo caafimad baan kuu heestay anigu waxad tahay huq iyo ciil x2

habeen kaynu kulaniyo halkii halacsigiibay hiiftaa naftayduye helay hadalaadee ka huleel hadeeroo ha isugine sii soco x2

haasaawahagiyo hohey barashadadii mid habowday weeyaan hawo caafimaad baan kuu heestee aniguye waxad tahay huq iyo ciil x2

Exit mobile version