Dhissaay dhisaaay dhissaaay
Raggoo idil i dhaafshaay
Dhawraay dhawraay dhawraay
sharaftayda dhiibshaaay 3x

Dhidbay dhisma qooys yagleelaaay
Dhibcaay jaceeyl igu dharbaaxaay
Dhuubtaay hadal dhumuc u yeelaay
dhabtii aaayaheedaa dheehdaaay 2x

Ha dhaliya talo wacan dhitteeyaay
dhaya dhaawaca iiga baantaay 2x

Dhaadaay dhaadaay dhaadaay samo ii dhaqaajaay
Dheeriyaay dheeriyaaay dheeriyaah
dhabar iga dharbaaxaay 3xx

Dhaataay sida ubax dhalaalaay
dhoolaay haween qurux ku dhaafaay
dhargiyaay dhaayahayga buuxshaay
ha iga dhumin shacni igu dhammeeyaay 2x

Ha dhaliya talo wacan dhiteeyaay
dhayo dhaawaca iga baantaay 3xxx

Exit mobile version