Waa darmaanoo dumar
Lama simo way ideeq-
Doo dadba lama simo
Idawaysoo diktoor lama
Simo x2

Waa dookhaygoo duni
Lama simo waan ku
Dagayoo da'deed lama
Simo way idaryeshoo
Duul kale lama simo
X2

Dayax lama sima oo
Dahab lama simo dir-
Ham lama simo hedheh
Duni lama simo roob
Da'aayiyo daruur lama
Simo x2

Waa degaanoo duulba
Lama simo daacad
Weeyoo deeqba lama
Simo dugsi weeyoo
Deerba lama simo
X2
.
Daadax weeyoo daymo
Lama simo dadkay wee-
Yoo doodba lama simo
Waa dubkaygoo dool
Kale lama simoo x2

Dayax lama sima oo
Dahab lama simo dir-
Ham lama simo hedheh
Duni lama simo roob
Da'aayiyo daruur lama
Simo x2

Exit mobile version