VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaan kugu heestaa - Lyrics

Adaan kugu haystaa kugu haystaa Waana kula haystaa kula haystaa Inaan iska kaa haystay Iga haysaa wey iga haysaa Waana kula haystaa Adaan kugu haystaa Waana kula haystaa Inaan iska kaa haystay Iga haysaa wey iga haysaa Sharmo kula haystaa I koolkooliya adigoo kaliya igu kaliya Qalbiga adaa dareen galiya I kaafiya asaagay I dhaafiya i xaliya I dhaafiya asaagay I dhaafiya i xaliya Ii noqo hoos amba dumy qoos Jacaylkeena waa toos Maaha goos goos Midba ani iyo adi Waxaan nahay isku joos Isku joos Ii noqo hoos amba dumy qoos Jacaylkeena waa toos Maaha goos goos Midba ani iyo adi Waxaan nahay isku joos Xubi isku joys Waan hubaa adaan kugu hurdaa Waan hubaa waana kaa helaa Waan hubaa waana kula hayaa Kula hayaa waan waan kugu hirtaa Waan hubaa waan kugu hurdaa Waan hubaa waana kaa helaa Kula hayaa waan kula hirtaa Kula hayaa waan kula hirtaa Adaan kugu haystaa kugu haystaa Waana kula haystaa kula haystaa Inaan iska kaa haystay Iga haysaa wey iga haysaa Adaan kugu haystaa kugu haystaa Waana kula haystaa kula haystaa Inaan iska kaa haystay Iga haysaa wey iga haysaa Laabta hoo hab dheh Sharmo hoo had dheh Laabta hoo hab dheh Sharmo hoo had dheh I hano hubi go,aaga ii huwi I hayso hubi Nafta waan kuu huri I hano hubi go,aaga ii huwi I hayso hubi Nafta waan kuu hurayaa
Queue is empty
-- / --