VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Adaan kugu heestaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Najmo nashaad
Adaan kugu heestaa

Adaan kugu haystaa kugu haystaa
Waana kula haystaa kula haystaa
Inaan iska kaa haystay
Iga haysaa wey iga haysaa
Waana kula haystaa

Adaan kugu haystaa
Waana kula haystaa
Inaan iska kaa haystay
Iga haysaa wey iga haysaa
Sharmo kula haystaa

I koolkooliya adigoo kaliya igu kaliya
Qalbiga adaa dareen galiya
I kaafiya asaagay
I dhaafiya i xaliya
I dhaafiya asaagay
I dhaafiya i xaliya

Ii noqo hoos amba dumy qoos
Jacaylkeena waa toos
Maaha goos goos
Midba ani iyo adi
Waxaan nahay isku joos
Isku joos

Ii noqo hoos amba dumy qoos
Jacaylkeena waa toos
Maaha goos goos
Midba ani iyo adi
Waxaan nahay isku joos
Xubi isku joys

Waan hubaa adaan kugu hurdaa
Waan hubaa waana kaa helaa
Waan hubaa waana kula hayaa
Kula hayaa waan waan kugu hirtaa

Waan hubaa waan kugu hurdaa
Waan hubaa waana kaa helaa
Kula hayaa waan kula hirtaa
Kula hayaa waan kula hirtaa

Adaan kugu haystaa kugu haystaa
Waana kula haystaa kula haystaa
Inaan iska kaa haystay
Iga haysaa wey iga haysaa

Adaan kugu haystaa kugu haystaa
Waana kula haystaa kula haystaa
Inaan iska kaa haystay
Iga haysaa wey iga haysaa

Laabta hoo hab dheh
Sharmo hoo had dheh
Laabta hoo hab dheh
Sharmo hoo had dheh

I hano hubi go,aaga ii huwi
I hayso hubi
Nafta waan kuu huri
I hano hubi go,aaga ii huwi
I hayso hubi
Nafta waan kuu hurayaa

codkii Najmo nashaad, Sharma boy