adaa beeray caashaqa
hadan baabiinayee
adaa beerkayga xaabshay
hadana bayl ku shubaayee

adaa been iiga dhaarshay
hadana sii badalaaya

baxnaanadaydiii baryo ka sarayntaydii
waa bar kuma taalee

waxa aad la bugtee la bogsan waydee
bushaaradaada ah banaanka u soo saar

adaa booday cayaarta batarkii dhabqinaayee
adaa jaantii ka baydhoo jiib kalena bowsanaaya ee

erayga kaa soo baxaayiyo
uurkaaguba kala baab ahee

Exit mobile version