VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hada haa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Najmo nashaad
Hada haa

Hada haa. Hada haa

Dhaayo xiiso hayaa
Kugu dhaygagayoo
Dhago aad hantidaa
Ku dhagaysanayoo
Earaygaad i dhahdaa
Nafta dhiiri gashee
Hada haa hada haa

2x

Ruux jacayl na dhex yaal
Kuma dheeli kare
Dhabtii waan ku jantoo
Kuma dhaafi kare
Ma aqaan dhacdhacee
Dhinacaaga adkee

2x

Kuu dhiibay naftee
Hada hoo
Jacaylkeenu waa dhabee
Hada haa
Waan is dhawranaynaa
Hada haa
Way ino dhantahaye
Hada haa

2x

Hada haa hada haa

Adigaan dhamidood
Dhiga kaala baxoo
Dhaqankaaga ayaan
hubaashii la dhacoo
Kaa dhawaystay ragee
Dhayal ha isu malayn
Hada haa hada haa

2x

Qalbi kuu dhololaa
Kugu dhaadanaayoo
Dhaldhalaalkiyo been
Kuma dhaafsan kare
Kalgacaylka dhisoo
Dhalanteedka ka ogow

2x

Kuu dhiibay naftee
Hada hoo
Jacaylkeenu waa dhabee
Hada haa
Waan is dhawranaynaa
Hada haa
Way ino dhantahaye
Hada haa

2x

Hada haa hada haa

codkii Najmo nashaad