lama yaabo naftayda
ku labowday libraan
la rafiiqday dareenka
wuu uu ilinsho ilowshayo
wuu ilagdoo aa ila ciirshayoo
leeb jecayl laabta toos
lad habeen huuno waayayee
larka kii igu beeray
aniga anaa labtayda ku seexinee
liqliqoonta dari maayo
kama leexdo hankayga
ku ladhnaatay hamuun
la fogaadey jacaylku
waa la luudo la leelayo
wuu i luuroo i laxaadsado
luhun kalgacal lahankiiso
lamadoo iska waayayee