VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta meel banaan - Lyrics

Adi ka hurdada waan bogan jiree baab maan qabin boholyow maan so toosin jirin 2x goor habeen badha Adiga adaa beeray baahida aan qabo beeray adiga adaa beerka ka adeegatay Odaa wadnaha wan ku baadhaY adaan ku balbalayaa ku bal balayaa waan ku babanayaa kalay buuxi iga buuxi meel banan iga buuxi kalay babacada saar bal boga iyo bartaa labta bal hayara qaboobaane adi ka hor bogtiyo booga cashaqiyo maan qabin busayl xusu bahda iyo xisah aan ba.ayn waan ka bari ahaa adiga adiga ii baqay burcad mariyay laabtayda adiga adaa badaha laga bixinin geed geyay ibalabay waxanoo dhan adanaa ku balbalayaa wanku babanayaa kalay buxi iga buuxi meel banan iga buuxi
Queue is empty
-- / --