VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta meel banaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Najmo nashaad
meel banaan

Adi ka hurdada waan bogan jiree baab maan qabin boholyow maan so toosin jirin
2x goor habeen badha
Adiga adaa beeray baahida aan qabo beeray adiga adaa beerka ka adeegatay
Odaa wadnaha wan ku baadhaY adaan ku balbalayaa ku bal balayaa waan ku babanayaa kalay buuxi iga buuxi meel banan iga buuxi kalay babacada saar bal boga iyo bartaa labta bal hayara qaboobaane adi ka hor bogtiyo booga cashaqiyo maan qabin busayl xusu bahda iyo xisah aan ba.ayn waan ka bari ahaa adiga adiga ii baqay burcad mariyay laabtayda adiga adaa badaha laga bixinin geed geyay ibalabay waxanoo dhan adanaa ku balbalayaa wanku babanayaa kalay buxi iga buuxi meel banan iga buuxi

codkii Najmo nashaad