naftaydii maan dirqiyin
dareenkana maan qasbini
danbiga indhaha dahaadhe
mid ii daran ka helay

danbiga kugu qabiyo
hogaan ku daboolanahay
naftii kaa diidi lahayd
damiirkiba dhinto
dartaabey nacas u tahay

markaan dib u joog itidhi
daraad waanigi aqbalay
hadana kuma deyn kare
yadayda dabka ku shiday
aduunba damin kare
aduunba damin kare
aa inte dib kuu suga

lan ku dagen ba heshee
badhba weli taagan dadkan
warkood la daboobaye
u dayriyay aawada

kashayda jacaylka degaa
xumaantaade ii dadoo
gafkaaguba ima damqe
waxay kaa diidan habluhu
please ana ha igu darin

markaan dib u joog itidhi
daraad waanigi aqbalay
hadana kuma deyn kare
yadayda dabka ku shiday
aduunba damin kare
aduunba damin kare
aa inte dib kuu suga

Exit mobile version