ila dheel ila dheel
dhakhtir naftaay
nolol ila dhis
ala waynu dhaftaye
kaalay ila dheel
sida dhool gu yoo
dhibicdii shubaa
iidhexqaadayoo
dhabaan kujeclee
dheemaneey kumee
geesi dhiiranoo
dhaxan laga dugsado
dhabtii waa adigee
kaama dheeriyee
dhamow soo dhawoow
dhaban kaaga wacan
dheeh qurxoon
dhamays adigay
iigu kaa dhantahay
ruux lala dhaqoo
ubad loo dhalaa
igu waa adiga
dhamiday ihooo
dhe xabiibtaay
dhowrsantay xushaay
dhabeel quruxsaneey
dhakhtarkii naftaay
nolol ila dhis ila dhis
kaan ku dhaartayoo
dhibtii caashiqiyo
dharaarihii adkaa
waynu dhaafnayoo
kaalay ila dheel
isku dhoormidoo
abid dheeliyeen
dhibta iska jira
dhabtii waan nahee
farxada ila dhowr
laba isku dheer
dhaayah iska jecel
dhabtii waan nahee
farxada ila dhowr
isku dhoormidoo
abid dheeliyeen
dhibta iska jira
dhabtii waan nahee
farxada ila dhowr
laba isku dheer
dhaayah iska jecel
dhabtii waan nahee
farxada ila dhowr

Exit mobile version