jacaylkii i helaa
badayda hayoo
ilow i dagaa
waan ka hagayoo
qalbiga hogmayaa
hubaal i watoo

awgaa hurdada
marbaan hadrayoo
wataan hidiyoo
naftaba harayoo
ala waatan hediyoo
naftaba hurayoo

aa inan ku heloo
dadaal halisiyo
halganbaan u maroo
ha yeeshe matan
hor weyn hanatiyo
markaan ku hantaan
hagaag u ladoo

kaftanka hulisaa
hadalkeeni uunkoo
barasho hufanbaa
ilenkeed ii furmoo
hasaaawe dhabaa
adaa igu heloo

dareen hafiya
hanaqa ku fidoo
wataan hubaal
ragba kaaga harayoo

aa inan ku helo
dadaal halisiyo
halganbaan u maroo
ha yeeshe matan
hor weyn hanatiyo
markaan ku hantaan
hagaag u ladoo

Exit mobile version