Rag baan caashaqa dareemin Rag baan calmashada Daneenin rag baa digashada Ku caanoo samaan tana duray Ka qaaada

iyagaa dal bashada abuura hadana dam qashada ilaawee
imisay derbiyada ku dhaafeen imisay dalow yada katuureen
unugul dumaroo jeclaatay

hayeeshee darsaa kordhaayo
dunidu shalay majoogtee
intii diiran iyo haweenka dar daaran waxan u dhaafay
dab cigaad arag taan dhigiisa nolosha daris kula ahaada

rag baan dul qaadka xeerin rag baan xilahooda doojin
rag baa u bad kooda deershoo
dalaaq dana sahal ku dhiiba

iyagaa duun yada ka raaca
duruufta midii ku haysee
dalkaba maxay ku ciileen
imisay dibadaha ka aadeen
nasab dumaroo xishood leh

hayeeshee darsaa kordhaayo
dunidu shalay majoogtee
intii diiran iyo haweenka dar daaran waxan u dhaafay
dab cigaad arag taan dhigiisa nolosha daris kula ahaada

Exit mobile version