jacaylkayaga shucuur leh
xurmiyo wada shaame ah
shuruud iyo mudan la'aana
xifaaliyo shaki la'aane
axyaa xubi shabaasha

shaabaab weyan shariifa
shacni yio karti leh
oo shujaaca
sidii shumacii siraadan
la sheeg sheego la sheegin
shaacir weeyan dulqaadleh
allaa faxaleeya sheeqa

shabeel naood sidiisa
niman shalmadii shaqaaqda
shabcada daba qaada weeyi
niman sida shaandho miirto
shuuxiso dhulka gaarin weeyi
nimaan shuqulada haweenka
shaqsi aan ku mashqulin weeyi

xiirirkaayaga shiraacan
xushmiyo waa shaadirayna
shareeriyo bila buuqa
shamsiyo sida dayaxa nura
axyaa xilwa shaatin

anaa jecel shaafi kowdhe
sidii shucarada amaana
duciyo sida caano shashleh
tibaacdiyo weedha u sheegto
shaaro waa sideea qaato
ala ilahee waa sifeyste

shabeel naood sidiisa
niman shalmadii shaqaaqda
shabcada daba qaada weeyi
niman sida shaandho miirto
shuuxiso dhulka gaarin weeyi
nimaan shuqulada haweenka
shaqsi aan ku mashqulin weeyi

Exit mobile version