Xidigeygi ayaa tahy iyo
Xareed ii da'dee
Xeebtii xamar/ Berbera
Adigaan kaa so xushee

Wixii la xaraara hoo haaya
Xiisahaaga waaye
Ha i xoorine xabadka isaare

Xabiibi aahaa oo hoo
Haa haa oo hoo

Xabadii jaceylkaaga
La xanuunsanee inti aan
Xabaal galinin xasil ii imaaw

Wixii la xaraara oo haaya
Xiisahaaga waaye
Ha i xoorine
Xabadka isaaree

Xabiibi xayaati haa haa
Oo hoo haa haa oo hoo.

Lyrics: by Abdi deeq

Exit mobile version