VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bidhaan dahab - Lyrics

Boga iyo naftayda jcayl baalashii dhiga e Beer jilayca waxa iigu wacan barashadaadiiye Dhaankaagana baxnaaniyo xubigu Baan kamuu heline baan kamuu heline Boga iyo naftayda jcayl baalashii dhiga e Beer jilayca waxa iigu wacan barashadaadiiye Dhaankaagana baxnaaniyo xubigu Baan kamuu heline baan kamuu heline Bukaankayga adigoo ogbaad iga bakhayshaaye Bilashada indhahayga ku tuba oo basaas qaba e Bildhaan dahahabeey goormaan ku heli Baylahbaan ahaye Bukaankayga adigoo ogbaad iga bakhayshaaye Bilashada indhahayga ku tuba oo basaas qaba e Bildhaan dahahabeey goormaan ku heli Baylahbaan ahaye Wadne kuu busaylaa kalgacal baaqyo soo diraye Barbarkayga adigoo ka maqan ma bogsoon karo e Basanbaaska caashaqu i baday kaalay iga baano kaalay iga baano Wadne kuu busaylaa kalgacal baaqyo soo diraye Barbarkayga adigoo ka maqan ma bogsoon karo e Basanbaaska caashaqu i baday kaalay iga baano kaalay iga baano. Birta laguma saro ruux hadii uu bes kuu yahaye Bariidada ayaa lagu sabaa ama la booqdaaye Bildhaantuba marbay kuu sed iyo badhaadhahaa tahaye Birta laguma saro ruux hadii uu bes kuu yahaye Bariidada ayaa lagu sabaa ama la booqdaaye Bildhaantuba marbay kuu sed iyo badhaadhahaa tahaye Bu'da iyo ishaydaad u tahay bilic aduunyaade Bartaad igaga taala qalbiga sii balaadhataye Bildhaan dahabeey goormaan ku heli baylahbaan ahaye Bu'da iyo ishaydaad u tahay bilic aduunyaade Bartaad igaga taala qalbiga sii balaadhataye Bildhaan dahabeey goormaan ku heli baylahbaan ahaye Wadne kuu busaylaa kalgacal baaqyo soo diraye Barbarkayga adigoo ka maqan ma bogsoon karo e Basanbaaska caashaqu i baday kaalay iga baano kaalay iga baano Wadne kuu busaylaa kalgacal baaqyo soo diraye Barbarkayga adigoo ka maqan ma bogsoon karo e Basanbaaska caashaqu i baday kaalay iga baano kaalay iga baano.
Queue is empty
-- / --