Dadka daa’in uumee
Dunida ku nooloow
Da’dee ka harayoo
Dab baa igu shidanee
Haddii uu dabiibiyo
Dawo uu leeyahay
Caawana dilanee
Dadkeeygoow icaawiya
Midaa doonayaa
Daacad moodayaa
Dabinkaa aniga iidhigtee
Da’yar annagoo kale
Dib yuu u’aamin
Dumarkaaan hadayr jiraan
(Sawaahili)

Wax walboo dunida
Bilow iyo dhamaadbay
Barbaray ku leeyihiin
Been haddii la sheegineen
balse dadka qaarba
Inaysan baahneen
Hadal moogen
Bulshooy isla waynyihiin
Hadduu bar kuu baxo
Buur lama fuulo
Baryobo waano kuu wadee
Inaad ubaahata
bari dhici kareesaa
Bal dag aa tahay dahaboo
(Sawaahili)

Exit mobile version