Jaaheeda nuurkiyo
Joogeeda dheer
Kolkay joogsataan
Jiriricoodaa jiriricoodaa
Jamashadeediyo
Jamalka quruxda
Kolkaan jaleecaan
Jeesan waayaa jeesan waaya

Ifraax janaay
Janadii ifkee
JALIIL isiiyaay
Adoon ku jeceloo
Jawharadaydii
Jaalka kaa xushay

Midaan jantay waa
Jano jano ku sug
JALIILBAA igu galaday
Jano jano ku sug

Jawharadaydaay
Jeex iga midaay
Abid ila jiroo aniga ila joog
Jawi nuuriyaay
Jacayl igu habaay
JALIILOW ALLOW
Abid wada jirnaa

Exit mobile version