kasha midii dagtee
ku dakaynaysaay
kuma doorsadoo
kuma dagi karee

kal ku doonaysaa
kaa maarmi karin
niyad kuu bugtaan
kuma nici karayn
kaafi deeqdayoo
KARIIM igu simaay
kalmad aanad rabin
kulamaba raboo
niyad kaa jabtiyo
mid kadeedaba
xaqii kuma tuseen

naf kurboonaysaad
kaalmadeed tahoo
adigaa kasbadoo
way ku dooratee
hadaanan ku arag
noloshaan karhaayo
korka iyo qalbiga
murugaakortee

Exit mobile version