yartii sahankii jacaylka
ku soocday haday i diiday
miyaan ka samraa dadyahaw

yartaan siriqdaa cishqiga
seetada ka furfuro qalbiga
miyaan ka tiraa sadriga

suga mise waan sugaa
saadaal ku habaa naftoo
darteed u silcaa aniga

hadaan laysoo sasabin
sidaan ahay loo gudbinin
naftaydaan saarayaa
yaduna safku neefliyo
sookeeyay raacaysaa

Exit mobile version