sirtaada samadkaa
siday u socotee
ka seexan waye

ma sabraa
mise soo noqon
mayside
ii kala sifee

soole sababtaa
saxriiraye
sidee u sabsabaya
naftee

su'aasha kula imaada
si saxa iima siiside
ala sikaarte
ku sugaa sadkayge

saantaada subax walba
suradiisa hayaa
sahal igu siiye

imisan kasoo adaa
kugu saabayee
sadriga i saare

silic may sixdee
ma haystiyee
sababtaada waye
samaan badnaa

su'aasha kula imaada
si saxa iima siiside
ala sikaarte
ku sugaa sadkayge

Exit mobile version