teedi dagal qurxoon xeebta
dacaladeed doogu ka baxay
naf ku deexato waxan ahay
dartaa dareen lagu shido
guud saaran doone

go'aanka dagan ilaa
la soo daahdahsho oo
goob jacayl u baxo oo

wuu i daafsadoo
waan u darsamee
yaa i haya dawada
aan ku dayn lahaa

naftaa laha
dhacoo meeraha
dul mara
dayaxa iyo dhulakaba
sahan dookhsado
dalabyada cishqigu
saarten diiraduu
qayri ruuxa yidhi

kala kaca dulmiga
culimada ka dheer
dacad wada jirkeen

wuu i daafsadoo
waan u darsamee
yaa i haya dawada
aan ku dayn lahaa

Exit mobile version