qaaligiii naftaydoow
qiyaas li i aduumbaa
cidba ku qafiiifoo
miyaan qarin karaayaa
naftaydaad quseysaa
qaybtaa muhiimkee
iga qaybisaa tahee
sidee kaaga quustaa
qudha kuu diyaaroo
nolol raaxo loo qiray
kula qaybsanaysaa
ila qabo dhankaagoo
ila qudh qudhi caashaqa
hadal lagu qancaayiyo
qumanoo qaloocneen
dadku quursan waligii
adaa qira wanaagee
qasad kayga weeyee
inaan kuu khidmeeyee
qaladkaa ilashoooo
kugu qaatumaysteee
qudha kuu diyaaroo
nolol raaxo loo qiray
kula qaybsanaysaa
ila qabo dhankaagoo
ila qudh qudhi caashaqa

Exit mobile version