Cirkoo jeer arooryaad
Sagal jaadba jaad iyo
Jeegaan ku ladhan
Tahay jahiisa leedahay
X2

Inta dunida joogtana
Adaan kaa jeclaystoo
Kalgacayl ijiidhoo wad-
Nahayga jilaabta jirkay
Giyo qalbiga lulay x2

Naftan jamashadediyo
Kama jeedo geedaha
Jacayl weheshigaagee
Waligaa ila joog hoy hoy
Ila joog macanow ila
Joog abidkaa ila joog
X2

Dhul xareedi jiiftiyo
Dhiruu ubax ku jaran
Yahay ama jawi barw-
Aaqaad jaahiisa ledahay
X2

Raga dunida joogana
Jaalkaan ka doortow
Jacayl igu abuuroo
Naftan lagu jarabay
Baa ruuxaygiyo jismiga
Lulay x2

Naftan jamashadediyo
Kama jeedo geedaha
Jacayl weheshigaagee
Waligaa ila joog gacaliye
Ila joog qalbiyow ilajoog
Abidkaa ila joog x2

Exit mobile version