sidaa laabka qaansadaa
rido loogu ganaybaa
ana laygu waynyahoo
waxa layga baantaa
jaceyl layla qimayee
markay laba iseegtaba
waxay laabtu moodaa
inay igu lamaanyihiin
ana lahashadaydii
wali luulkii kama biibin
naftii kuu lurtootee
lulmanaysey awgaa

sirmaa taha jaceylkuba
markay laydhu qaadee
uuku baaho leemaadh
meel aan lugtaadu gadheyn
nacas iyo mid liitoo
oo aan rabin libdhaataada
hawl yari ku loolaan
cado loolka sheekadaa
ana lahashadaydii
wali luulka kama biibin
naftii kuu lurtootee
lulmanaysey awgaa
ana lahashadaydii
wali luulka kama biibin
naftii kuu lurtootee
lulmanaysey awgaa

Exit mobile version