nafbaan qasbaya ku jecel
qusiyo qanacdee danoo dano
qumaati u ladin hurdada

adoo qaladadan ka galay
u ay kuu qiildayoo
go'aan kaa qadan karin

si kastood u qaloocsantahay
halkaan shalay ku qudriyo
wadnahaad qaybtiisa tahoo
beerkaad qaadataa ku tubay

waxaan qarsadaa jacayl
nabarku meeshu qabsaday
qiyaastii ma taaban karo

dhakhtarku daawo iima qoro
kalmankii maba qaadan karo
wax kale ima qaboojiyaan

Exit mobile version