dhaaxaan xanibayoo caashaqa xayirayoo
meel adag isaga xidhay
xadki noo dhexeeyiyo soo dhaaf xuduudii
wuuna jabiyay xeerkii
waakan xawaariyo xooga igu jiidhee
xumad igu shidaayiyoo ku xasilay
naftaydee

xagee looga kacayaa tolow yuu xushmeya
xidhiidh ay wadaagaan oo xalkiisa heli kara
xujadiisa furikara

xaasid ba an inuu yahay oo xumaan inoo qabo
waxa noo xaqiiqa ah
cilmibuu xabaal iyo ku xereeyay iilo hodan xilo
u noqonine
wali ruux xaq dhawriyo xanaaniyo wanaagiyo
xiiso uu uyeeshoo ka xorooba lama arag

Exit mobile version