hadana samir iyo
dulqaad kugu sabin
hadaanan sadrigiyo
bogayga kugu sidan

hadan salawga iyo
saluug ka jirin
hadana saxanow
samaan kula rabin
hadana sayd iyo
suldaan kaa dhigin

allah ina seejino
jacaylkeeni sugee
hadaynan sabab la iman
miyaad noqon lahaydsaygayga
miyaan noqon lahaa sedkaaga

hadana surmiyo
sahana ii galin
hadana saban iyo
sanadba ii bixin

hadana siganoo
dayrtay sir galin
hadaanad sidanoo
cashaqa sooryeyn
hadanad ii sabni
sidii aan sabi ahay

allah ina seejino
jacaylkeeni sugee
hadaynan sabab la iman
miyaad noqon lahaydsaygayga
miyaan noqon lahaa sedkaaga

Exit mobile version