waa maalinteenii
magaceed haraagee
putland ay midowdee
caqligeena maalnee
maskaxdiyo maankiyo
isugeynay muuqee
mid kaliya ahaanay
madaxa itaabaa
naxariis qabtaayee
midigta isu dhiiboo
si mug weyn uciidaa
waa maalinteenii
meel aynu joognaba
mid yar iyo waayeel
farxad lagu majeertee
maskab kaan lahayniyo
maalkeenii bixinee
danta midan ka yeelnee
marxad itaabaa
maxadis cabtaayee
midigta isu dhiiboo
si mug weyn uciidaa
midigta isu dhiiboo
si mug uciidaa

Exit mobile version