Isma odhon adoo nool adoo nool
Dadbaa kuu arimin doonaa
Isma odhan afkaaga mar qudha
Aamuus bi'i doonaa
Isma odhan qofaad eegataa
Kuu itaal sheegan
2x
Ku adeecay aroor Iyo habeen
Goor wal ku agjoogayee
Ku adeecay aroor Iyo habeen
Goor wal ku agjoogayee
Sidaan ahay adoonkaagii
Kaaga amar qaatayee
Sidaan ahay adoonkaagii
Kaaga amar qaatayee
2x
Kuma loomo kuma loomo
Aduunkana qofkii buuxa Iimaan
Kuma loomo kuma loomo
Aduunkana qofkii buuxa Iimaan
Nin adayga caashaqu la galay
Edeg yaroo oodan
Awliyada jacaylku noqdaa
Iyo Ustaad weynee
Ha iga oohin huunii mar qudha
Garo abaalkayga
Ha iga oohin huunii mar qudha
Garo abaalkayga
2x
Isma odhan ilaalaad ilaalaad
Ka noqon caashaq Cistimaaraa
Isma odhan Intood kula anbadoo
Waabad la heedhoo
Isma odhan ayaanaha badhbaad
Ayaamaha qaarbaan ka hiloobin
2x
Ku asqaysay olaniyo hingaadiyoo
Ablaay ruuxda
Ku asqaysay olaniyo hingaadiyoo
Ablaay ruuxda
Sidaan ahay awaaraha qof jecel
Uuro ku afuuftay
Sidaan ahay awaaraha qof jecel
Uuro ku afuuftay
2x
Kuma loomo kuma loomo
Aduunkana qofkii buuxa Iimaan
Kuma loomo kuma loomo
Aduunkana qofkii buuxa Iimaan
Nin adayga caashaqu la galay
Edeg yaroo oodan
Awliyada jacaylku noqdaa
Iyo Ustaad weynee
Ha iga oohin huunii mar qudha
Garo abaalkayga
Ha iga oohin huunii mar qudha
Garo abaalkayga
2x

Exit mobile version