moloshiyo rajada calafka isku rara oonu raarin jirayn
dhaartiyo markay runtu tahay su aal nafta yaa u roon
raaliya nin helay raga lama siee reerkrrd ku filan ayaan
waa adiga gaari raad qabaw rixinkeed gobyahay
ruuxaan jeclahay
quruxdiyo rayiga daganaanta rabi ayuu raasamaal
raxmaan kaaga dhigay markaan raacaybay naftu raysato
raaxadii naftaay adaa ii rasmiya rukun qaaliyaay
