Ma burburay Heshiiskii
Balanteenu ma jabantahay
Barashadu ma quuusbaa

Kalmadahii bogayga iyo
Beerkayga luli jiray
Iyaguna ma been baaa

Bi waa Habeenoo
beer nuleekiyo
Xiisaha laba beriyo

Hadii buseelkiyo
Kalgacaylka kaa ba’ay
Anna waan bogsanayaa

Inkastoow bukaan ahay
Qalbigiisa ba’anyahay
Bahdilaad masugi karo

Beri maayo caashaqau
Go’aankii
Iyo barashadaadi
Barashadii barashadii
Iyo barashadii shalay

Ba’i waa Naftaydaay
ruux aad aad ugooyda
lama geeyo ??
Ilmada la ??

Hadii buseelkiyo
Kalgacaylka kaa ba’ay
Anna waan bogsanayaa

Exit mobile version