Dareen jaceyloo
I Daadaheya igu kaal Dareeyay
sidaa keyma Doogliyo ubax Dilaacoo is Dugsaday baan
Ku Danenayaa
Doorka caashaqa Dunta kugu xidhay
laab Ku Doontiyo
Qalbi kuu Diran
Ha Diidinee I Daawe Bal Daawee

waa Doogsi ugubliyo nuurki Dunidoo LA Daawadee
sidaaa Daruur cilaacdiyo
Dayax iftiimiyo
Degaanti roobkaay
Dhuuxi Dahabkaay
waa Dooq jaceylkuye
hayga Diga rogan
laab Ku Doontiyo
Qalbi kuu Diran ha Diidinee I Daawee bal Daawee
lyrics by ABSHIR KUURDA

Exit mobile version