deegaankoo barwaaaqa
duunyad ku fooftooo
dareemada iyo doogana
darafyada ka buuxaan
daruur caafimaadbaa
dagdag iiigu hoortoo
dibindaabyadaan qabo
dareen caashaq weeyaan
duriyadii haweenkaay
daacad iyo xishood baan
dunidaa u sidataa
dawadii naftaydaay

dagmooy hadal dhamaystiran
dadab galkeenu wuxuu yahay
aqal laba daryaala dadku inay ku heesan
dalsan ruuxa joogee
dawladkiisu wacan yahay
dookhiisu tuu rabo
dagdag buu u helayaa
duriyadii haweenkaay
daacad iyo xishood baad
dunidaan u sidataa

Exit mobile version