Anigoo dalwayn iyo
Dowladnimo tisqadiyo
Darajiyo lib heli karo
Degmo laygu koobiyo
Ducfi iyo hanliitiyo
Daan daan maliqi
Karo x2

Dhibta iyo duruuftana
U duloobi maayee nin
Kastaa hadiidee waxan
Doonayaa nolol ka da'
Wayni taan qabo x2

Midnimada dalkaygiyo
Waxan doonayaa guul
Wada deeqdo uunkoo
Dadku uu usiman yahay
X2

Anigoo dalxiis iyo aash-
Ay dawaafiyo daansho
Socod awoodo dalban
Karo waxaan rabo dayr
Laygu oodiyo dabar
Kuma xirnaan karo x2

Dibad kaama diidana
Ku ducaysan maayee
Waxan doonaya dheef
Aan la'iidawarinoo
Dadaal lagula soobaxo
X2

Midnimada dirkaygiyo
Waxan doonayaa guul
Wada deeqdo uunkoo
Dadku uu usiman yahay
X2

Exit mobile version