dhooleey ogsoonoo w
dhaqan waxaan u leenahay
dhaanto iyo ciyaartiyo
botorkoo dhamaystiran
soomaalaad ka dhalatoo
kolay dheeman baa tahay
boqorkiyo dhaclaha xidhan
lla dhamaystiraa tahay
dayaxoo dharaaroo
dharaaro dheeshu baxayso
dhhalintiyo barbaartuna
sayliciga ay dheelaan
dhooleey dhooleey
adiga dhooleey

waxaan kuu dhigaayaa
aroos loo dhan yahayoo
gacalkuna dhamaantii
fardihii ay dhoobeen
taariikh dhamaanteed
dhaxal weeyi hodanoo
dhidibkaa aan u aasnee
dhooleey ogsoonoow
dayaxooo dharaarooo
dharaaro dheeshu baxaysoo
dhalintiyo barbaartuna
saylciga ay dheelaan

Exit mobile version