VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gayaan - Lyrics

Gayaanka dhamaan Gabadhaan ka xushee Aan guursan lahaa X2 Darteed gacalada Goortii aan eegaba Gabay yar iyo heesaha Guud keeda kutaxaye X2 Guulow rabiyow farxad Aan gaboobayn wiilal iyo Gabdhaba guri gayagu Buuxsamo ilaahow na Gaadhsii x2 Gaban maayo cashaqu Ma gaboobo waligiis Wuu kudaba gucleeyaa X2 Gabal dhac iyo waaberi Kolkaan gama'iraahdaba Wadnuhuu gilgilayaa Waana gooni meeraa X2 Guulow rabiyow farxad Aan gaboobayn wiilal iyo Gabdhaba guri gayagu Buuxsamo ilaahow na Gaadhsii x2
Queue is empty
-- / --